
Qarax Ka Dhacay Bariga Kenya oo Dilay Saddex Askari oo Kenyan ah
KENYA – Saddex askari oo Kenyan ah ayaa lagu dilay qarax lala beegsaday kolonyo ay ku jireen xilli ay ku jireen howlgallo kormeer ah meel u dhow xadka Soomaaliya, sida ay sheegtay ciidamada difaaca Kenya. Kooxda Al-Shabaab oo xiriir la leh Al-Qaacida ayaa …